daajis.com:- Qaar kamid ah Madax dhaqameedka magaalada Jigjiga ayaa ka hadlay Arinta Cabdikariim Qalbi-dhagax oo Mudooyinkii ugu dambeeyay siwayn loga hadal hayey Guud ahaanba Soomaaliya, Waxayna sidoo kale eedayn dusha uga tuureen dadka Arintaasi ka hadlay.
“Anaku Soomaaliweyn ma nihin Itoobiya ayaa nala yiraahdaA. walaalahayaga Soomaaliya waxan leeyahay hadaa wax taraysaan Shabaab iska celiya.. Arimahayaga boos idiinkama banaane..” Ayuu yidhi mid u hadlay Madax-dhaqameedka.
Sidoo kale waxay eedayn u jeediyey Xildhibaan Sakariye oo kamid ah Kuwa sida adag uga soo Horjeeda Itoobiya, Iyagoo ku eedeeyay inuu yahay Xagjir.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:27 and have
, Published at