daajis.com:- Masuuliyiinta maamulka Gobolka Gedo ayaa ka hadlay Go’aankii Xukuumada Soomaaliya ay ka Qaadatay Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax), Iyagoo si wayn usoo dhoweeyay.
Waxay sheegeen inuu Ninkaasi ahaa Shaqsi dhibaato badan gaystay, Islamarkaana Bulshada Xaqiiqda loo sheego, Waxayna sheegeen inuu u dhashay Kililka Shanaad, Halkaasina uu dhibaatada ka gaystay.
Ugu dambayntii waxay ka digeen in dad Dano Siyaasadeed leh ay Kiciyaan Bulshada, Iyagoo arintaasi ku gabanaya.
Hadalkaan ayaa kusoo Beegmaya Mudooyinkii u dambeeyay ay Muran dhalisay Arinta Cabdikariim Qalbi-dhagax iyadoona ay Gaadhay Baarlamaanka Soomalilaya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:27 and have
, Published at