daajis.com:- Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Soomaaliya kasoo qabtay Xilala kala duwan oo ay ka mid yihiin R/wasaare Iyo Xildhibaan, Sidoo kalana Noqday Madaxwaynaha maamulka khaatumo ayaa wuxuu ka hadlay Inuu Xiligan diyaar u yahay Xil uu ka Qabto maamulka Somaliland.
Siyaasad Danbe oo Soomaaliyeed oo anigu aan gelayo ma Jirto, Wadahadalka Somaliland dhaqaale iyo Xil kama Rabo, In igu Filan waan soo Shaqeeyay, Hada waxaanba doonayaa inaan Wakhti la Qaato Carruurtayda, Wixii hada ka dambeeya Siyaasada ceeb ayaa laga gaadhayaa inaan kusii Jiro” Ayuu yidhi.
Ugu dambayntii wuxuu sheegay in hadii ay socon waayaan Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland, uu dib u Jabhadayn doono.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:52 and have
, Published at