daajis.com:- Waxaa maanta maagaalada Gaalkacyo Kulan ku yeeshay Masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug, Waxaana looga hadlay Colaada kasoo Cusboonaatay gobolka Mudug ee u dhaxaysa Labada dhinac.
Waxaana Kulanka laga soo saaray Qodobo dhamaan salka ku hayey sidii looga shaqayn lahaa nabad galyada gobolka Mudug.
In la sii wado heshiiskii iyo wadahadalkii nabaddeed ee horey u socday
- Guddiyadii Nabadgelyada in lasoo nooleeyo oo ay shaqadoodii sii wadaan
- Ciidanka isku dhafka ah inuu shaqeeyo oo shaqadii loo xilsaaray qabtaan
- In ka hadalka saxaafadda loo adeegsado wax dadka anfacaya ee aan wax dhib ah laga sheegin
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:22 and have
, Published at