daajis.com:- Dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaa durba dhismo iyo dayactir ku bilowday wadada laamiga ee ku bur buray ismiidaamintii ka dhacday Isgoyska Zoobe.
Dhismaha laamiga ayaa la sheegay inuu yahay 500 mitir isku weer ah, oo la burburay Qaraxa gaariga ee ka dhacay Isgooyska.
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa qeyb ka qaatay dhismaha jidkaas, isagoo dhagax dhigay sheegayna inuu shaqada jidkaad wax ka wadi doono ilaa laga dhameenanyo.
Laamiga ayaa gabi ahaantiisa hoos u dumay kadib markii uu jaray culeyska gaariga, waxaana iminka lala simayaa laamigii hore.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:30 and have
, Published at