daajis.com:- Waxaa magaalada Kismaayo maalintii shalay kusoo dhamaaday Shirkii Halkaasi uga socday Hogaamiyeyaasha Qaar kamid ah Maamulada ka jira Soomaaliya.
Waxaa Kulanka markii uu soo xidhmay si wada jir ah Warbaahinta ula hadlay Madaxda maamulada ka Qayb galay Shirka Kismaayo, Kaasi oo laga soo saaray Qodobo kala duwan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:31 and have
, Published at