daajis.com:- Siyaasiga Cali Daacuun oo Hada ku sugan magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay Shirka Kismaayo uga socda Qaar kamid ah Maamul Goboleedyadda Soomaaliya, Wuxuuna soo Bandhigay Halista ay ku Hayaan Qaranimada iyo Sharafta Dawladda Soomaaliya.
Cali Daacuun ayaa si adag Farta ugu Fiiqay C.wali Gaas iyo Axmed Madoobe, Wuxuuna soo jeediyey in la iska qabto oo Shacabku ay Jawaab adag ka bixiyaan, Sidoo kale wuxuu xusay inay Markii Hore Daaroodnimo ay ku doodi Jireen oo Dawladnimada ay ku diideen, Hadana ay Dantooda iyo Inay Kuraasta kusii Fadhiyaan ay dagaal ugu Jiraan oo Dawladnimada ay ku diidan yihiin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at