daajis.com:- Wasiirka Duulista iyo Hawadda ugu magacaaban maamulka Somaliland, oo dhowaan warbaahinta ka sheegay inuu Itoobiya Shir uga qayb galayo ay la leeyihiin Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya ayaa dib ugu soo noqday Hagreisa Wuxuuna ka hadlay Arimo dhowr ah.
Wuxuu sheegay inaan dawladda Soomaaliya Weli si rasmi ah loogu wareejin Hawada Soomaaliya, Balse wuxuu guul ku tilmaamay inay soomaaliya Tallaabo Fiican horay u qaaday.
Waxaa xusid mudan inaan Dawladda Federaalka Soomaaliya aysan War Ramsiya kasoo saarin Wadahadalka oo Labada jeerba laga sheegay dhinaca Somaliland, Waxaana Dawladda Soomaaliya ay dhowaan Muqdisho ka hirgelisay Qalabkii lagu maamuli lahaa Hawadda Soomaaaliya oo dhan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at