daajis.com:- Maleeshiyada Al-shabaab ayaa muddo badan waxay ku sugnaayeen meello badan oo kamid ah dalka, meelaha qaarna aad bay ugu awood badnaayeen.
Hadaba waxaa soo baxaya calaamado muujinaya in Al-shabaab aysan dalka sii joogi doonin sanad kadib, iyadoo calaamadahan dad badan isla arkeen, islamarkaana wada qireen arrinkaan.
Waxyaabaha muujinaya in Al-shabaab dalka laga saarayo waliba si awood ah looga saarayo waxaa kamid ah:
1- Leysmada wadajirka Shacabka ah
2- Khilfka dhexdooda oo meello aan la maleysan karin gaaray
3- Shacabka ku sugan deegaannada ay ku sugan yihiin oo bilaabay kacdoon
4- Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan oo isku raacay in Al-shabaab la ciribtiro
5- Cararkooda badan iyo qaraxyada ay maatada ku laynayaan
6- Hoggaamiyeyaal Badan oo Al-shabaab ah oo lasoo xiriiray DFS
7- Fariisimo badan oo ay faarujiyeen iyo gulufka colaadda ah ee socda
Waxay shacabka filayaan in sanad kadib ay si nabad ah ugu naaloodaan guud ahaan gobollada dalkooda.
![](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEg7xfp4TLyhbrKLwOT3qlFEIxlX1hHMmB0HPqtyw7w-OAviY5ZLo12ep5Vf0c0SpmPsqfgmNGwM7TWBcOYyCcofPE9-z9xfSzn8Q2ewHNlgfCLpTXvgH1RdIJQBPcOEmVnvhFnryTCBAzE/s640/SHABAB.png)
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at