Barkhad Jibriil Gudoomiyaha Dallada Badbaada Somaliland oo ka tirsan Xisbiga wadani ayaa Waraysi Lala yeeshay kaga hadlay Natiijadii kasoo Baxday Doorashadii Madaxtooyada, Wuxuuna sheegay inay ka Baydhay Jidkii loogu tala galay. “Muuse Biixi Cabdi Waa Madaxweynaha Qaybta Jeegaan Land, Musuq-maasuq iyo Khiyaano ayuu kusoo Baxay”.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at