Madaxweyne farmaajo ayaa warbixino ka dhageestay Taliyaasha Ciidanka iyo Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Difaaca Soomaaliya oo ku saabsan Diyaar garowga ay wadaan Ciidanka Soomaaliya oo maalmaha soo socda Wajahaya Dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa socdaalkiisa waxa ku wehliya Xubno sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga waxaana la sheegaya in meel wanaagsan maraya Diyaar garowga Ciidanka.
Madaxweynaha oo lahadlay Saraakiisha Ciidanka Dowlada waxa uuna u sheegay in ay muujiyaan Dulqaad Al-Shabaabna ay ka saaraan dhulka ay maamulaan ee Soomaaliya si looga hortago Weerarada ka dhacay Muqdisho.
Magaalada Muqdisho iyo Guud ahaan Soomaaliya ayaa laga dareemayaa diyaar garow iyo Jawi colaadeed oo ay dhowrayaan Shacabka Soomaaliyeed, Gulafka Colaadeed ee ka taagan Dalka ayaa u muuqda mid ay u siman yihiin Shacab iyo Dowladd.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at