daajis.com:- Telefishinka Kalsan TV ayaa Barnaamij la yaab leh oo loogu magac daray ( DHAB KA HADAL) uga hadlay Xaaladaha kala duwan ee maamulka Somaliland, iyo Waxyaabiii kala duwaanaa ee soo Maray.
Xildhibaan Aadam Jaamac Kaahin oo Barnaamijka ka qayb galay ayaa ugu horayn ka hadlay Taariikhdii Jabhadii SNM iyo wuxuu ahaa Qorshahoodii, Sidoo kale arinta go’itaanka Xubnihii ka dambeeyay, Xaaladaha maanta ku xeeran iyo Arimo kala duwan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at