daajis.com:- Maxkamada Sare ee maamulka Somaliland ayaa maanta go’aan ka Qaadatay Doorashadii uu kusoo baxay Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland.
Gudoomiyaha Maxkamada ayaa sheegay inaysan Jirin wax Cabasho ah oo soo gaadhay, Taasi oo ku saabsan Doorashadii dhacday, Wuxuuna sheegay inay Maxkmadu Ansixisay Doorashadii uu kusoo baxay Muuse Biixi.
Dhowaan ayaa la filayaa in Xilka si rasmiya loogu dhaariyo Muuse Biixi, Islamarkaana uu Xilka kala wareego Madaxwaynihii Hore.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:24 and have
, Published at