daajis.com:- Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay liiska Golaha Wasiirrada kaddib amrkii xilkan loo dhaariyay maalintii shalay ahayd.
Golaha Wasiirrada ayaa waxaa ka mid ah xubno ku jiray Xukuumadda Siilaanyo ee xilka wareejiyay Shalay waxaana ay gaarayaan ilaa shanwasiir.
Sidoo kale Wasaaradaha uu magacaabay Muuse Biixi kama mid ah Wasiirka Madaxtooyada oo Xukuumadihii hore ee Somaliland ka ahaa midka ugu awoodda badan Golaha Wasiirrada.
Aqriso Magacyada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:22 and have
, Published at