Masuuliyiinta uu Hogaaminayey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Weerarka lagu soo qaaday ayaa sheegay inay Halkaa Al-shabaab uga dileen 4-Ruux, Sidoo kalana waxay sheegeen inuu dhankooda dagaalka uga dhintay Hal-Ruux.
Al-shabaab ayaa Baxsad kusoo galay Qaybo kamid ah Gobolka Hiiraan, Iyagoo kasoo Cararaya Duqaymo maalmihii lasoo dhaafay lala eegtay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:30 and have
, Published at