daajis.com:- Isku aadka wadamada ka qeybgalay tartanka ciyaaraha adduunka ee 2018 ee dalka Ruushka ayaa waxaa uu ka soconayaa magaalada Moscow ee dalka Ruushka.
Ciyaaraha adduunka ee 2018 ayaa waxaa ka qeybgalaya 32 dal waxaana lagu kala ridey afar god kuwaasoo laga soo kala qabanayo sida ay wadamadu isugu beegmayaan.
Godka 1 ayaa waxaa ku jira wadamada : Russia, Germany, Brazil, Portugal, Argentina, Belgium, Poland, France
Godka 2: Spain, Peru, Switzerland, England, Columbia, Mexico, Uruguay, Croatia
Godka 3: Denmark, Iceland, Costa Rica, Sweden, Tunisia, Egypt, Senegal, Iran
Godka 4: Serbia, Nigeria, Australia, Japan, Morocco, Panama, S. Korea, Saudi Arabia
Goordhow kala soco sida ay isugu beegmayaan wadamada ka qeybgalaya tartanka ciyaaraha adduunka 2018.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at