daajis.com:- Kadib kulamo kala duwan oo ka dhacay magaalada Adis-ababa ee Xarunta itoobiya ayaa la sheegay in Xal looga gaadhay Colaadii u dhaxaysa Soomaalida iyo Oromada Itoobiya.
Dagaalo soo Noq-noqday ayaa dhowaan dhexmaray Soomaalida iyo Oromada, iyadoona la filayo inay Xaaladu kusoo Noqoto deganaansho hadii la dhaqan geliyo Heshiiska.
Waxaa sidoo la go’aamiyey in dadkii ka barakay dhulkoodii dib loo celinayo, Islamarkaana Lasoo celiyo Hantida la kala qabsaday.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:47 and have
, Published at