daajis.com:- Maamulka Puntland ayaa ku wareejisay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya 2,400 oo askeri, kuwaasi oo ka tirsanaa ciidanka difaaca Puntland -Soomaaliya, Waxayna Qayb ka noqon doonaan ciidamada la isku dhafayo, iyadoona maamul walbana uu keenayo ciidan dhan 3000 oo askeri.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:11 and have
, Published at