daajis.com:- Xildhibaano ka tirsan Baarlmaanka Soomaaliya oo ku shiray Xarunta Villa Hargeisa ee magaalada Muqdisho, ayaa si kulul uga hadlay Xadhigii iyo Weerarkii lagu qaaday Guriga C.raxmaan C.shakuur.
Xildhibaan C.xakiin Macalin Axmed oo ka warbixiyey waxyaabaha kasoo baxay Kulanka, ayaa sheegay inay Cambaaraynayaan Weerarkii Lagu qaaday Guriga Siyaasiga C.raxmaan C.shakuur, Sidoo kale waxay Dhaliileen Hadalkii kasoo yeedhay Xeer Ilaaliyaha Qaranka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:47 and have
, Published at