Sidoo kale,waxaa Garoowe soo gaadhay Saraakiil ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya,iyo Xildhibaanno hordhac u ah booqashada madaxweyne Farmaajo uu ku tagayo Puntland, Waxayna ka warbixiyey Qorshaha Safarka Madaxwayne Farmaajo uu halkaasi ku tagayo.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socdo u ambabaxaan magaalada Garowe,iyadoo sidoo kale madaxweynaha ayaa booqandoona deegaano kale oo ka tirsan Puntland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:15 and have
, Published at