Garoowe ayaa sidoo kale waxaa soo gaadhay Ciidamo khaas ah iyo Wafdi kasoo Hormaray Madaxwaynaha, Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa sheegay inay siwayn ugu Faraxsan yihiin Booqashada madaxwaynaha.
Ma cadda in diyaaradda Madaxweynuhu ay ka degi doonto garoonka cusub ee aan weli la furin, iyo in ay ku degi doonto garoonka kumeel gaarka ahaa ee Konoko oo hadda la isticmaalo.
Wararku waxay sheegayaan in Madaxweynuhu uu booqan doono qaar kamid ah magaalooyinka Puntland kulamo la qaadan doono waxgaradka Puntland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:56 and have
, Published at