daajis.com:- Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa Khudbadii uu shalay oo Jimce ahayd ka jeediyey Masaajidka, Wuxuuna uga hadlay arimo kala duwan.
Wuxuu sidoo kale Fariin u diray Xukuumada uu Muuse Biixi Hogaamiyo, Sidoo kale wuxuu ka hadlay wuxuu kusoo Arkay magaalada Berbera Markii uu booqday isagoona ku baaqay in lasoo Celiyo Dhulkii magaalada Berbera. “Anigu Berbera waan tagey Indhaha kamaan ooyine qalbigaan ka ooyey” .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:57 and have
, Published at