daajis.com:- Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya ayaa Kulan La Yeeshay Madaxwaynaha Suudaan, Waxayna Kaga Tashadeen Saldhigyada Emaraatka Iyo Masar ee Eratria Iyo Meelo Kale oo lagu sheegay Soomaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dawladda Sudan ayaa gabi ahaanba xidhay xuduuda Eratria sheegtayna in la xoojiyo xidhiidhka Itoobiya, Sidoo kale Itoobiya ayaa uga mahadcelisay Suudan taageerada ay siisay ee qorshaheeda Nile ee Masar ka cadhaysan Tahay. DAAWO WAXA DHACAY.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dawladda Sudan ayaa gabi ahaanba xidhay xuduuda Eratria sheegtayna in la xoojiyo xidhiidhka Itoobiya, Sidoo kale Itoobiya ayaa uga mahadcelisay Suudan taageerada ay siisay ee qorshaheeda Nile ee Masar ka cadhaysan Tahay. DAAWO WAXA DHACAY.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at