daajis.com:- Xisbiga Wadani ayaa Xukuumada uu Hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyay inaan Laga Fiirsan dagaalka ay dhowaan ku qaadeen Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyagoona ka digay Cawaaqib Xumada dagaal xiligan Bulshada lageliyo.
Xoghayaha Xisbiga Wadani Siyaasi C.laahi Daamur ayaa sheegay in Waagii hore ee Kulmiye la doortay ay Bilaabeen dagaalkii KALSHAALE kaasi oo aan laga Fiirsan, Wuxuuna hada sheegay in Xiligan iyadoo Kulmiye aanu Wakhti badan haynin uu Bilaabay dagaal kale, Wuxuu sheegay in hadii ay dhab ka tahay Xuduudku ay ahayd inay aadaan Sanaag Bari oo Wasiirkii Dawlada Soomaaliya ka socday uu yimid, Wuxuuna sheegay inaanu Iman Tukaraq.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:30 and have
, Published at