Sheikh Axmed Shaakir ayaa raali gelin buuxda siiyay Xaliimo Yareey oo ah guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaran, halkaasi oo ay u tagtay inay ku qabato shirarka wada tashiga doorashooyinka, hase ahaatee xabsi guri la geliyay.Sheikh Axmed Shaakir ayaa sheegay in hal askari oo dhib gaarsiiya mas’uul qaran ay la mid tahay in dadkoo dhan dhibaato wada gaaray, sidaas darteedna ay ka raali gelinayaan wixii dhacay oo dib danbe aysan usoo noqon doonin.
Dhanka kale, Xaliimo Yareey ayaa ka aqbashay raali gelinta hoggaamiyihii Ahlu Sunna Sheekh Axmed Shaakir, iyadoo xalay dhalay ka noqotay, waxaana la faray in howsheedii sidii ay ugu talagashay inay u wadato.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:09 and have
, Published at