daajis.com:- Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somalia ayaa saaka xukun maxkamadeed ku riday eedeysanayaasha Qaraxii Zoobe 14-kii October sanadkii 2017-kii.
Maxkamada oo tan iyo wixii ka danbeeyay Qaraxa ku howlaneed baaris iyo baadi-goobka cadeymo muujinkara in ragaasi ay ku lug leeyihiin Qaraxa ayaa maanta riday xukunka maxkamadeed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:50 and have
, Published at