daajis.com:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xildhibaano tiro badan dhowaan kasoo Gudbiyeen Mooshin Xilka qaadis, Taasi oo dhalisay Xaalad Siyaasadeed oo kacsan.
Hadaba Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir ku muujiyey Halka uu salka ku hayo Mooshinka laga soo Gudbiyey Gudoomiye Jawaari.
“Waxaad Sanad dagaal kula jirtay ku xigeenkaaga iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare, Hadana waxaad kula jirtaa Golaha Wasiirada, Mooshinka waad ku baxaysaa”
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:28 and have
, Published at