daajis.com:- Faysal Cali Waraabe oo ah Nin aan Hadalka iska Shaan-dhayn inta uusan Odhan ayaa Hargaysa Isaga oo Saxaafada Kula Hadlaya Waxaa uu Eedayn usoo Jeediyey Dawlada Somalia Gaar ahaana Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre oo isagu Gabi ahaana Arrintan Heshiiska Berbera kasoo Horjeestay.
Dawlada Somalia ayaa Shalay kasoo Horjeesatay Go,aanka Maamulka Somaliland uu Dekeda Berbera ugu Wareejiyey Ethipoia iyo Shirkada DP World.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at