daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa Maanta Ka Jawaabay Go,aankii Dawlada Somalia ay ka Qaadatay Wareejinta Dekeda Berbera oo Laga iibiyey Shirkada DP World iyo Etiopia Kuwaas oo Heshiis La Galay Somaliland.
Halkan ka Daawo Muuqaal
Wasiirka Warfaafinta Somaliland MR Guri-barwaaqo oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlayey Magaalada Hargaysa ayaa Arrintan si adag uga Hadlay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:37 and have
, Published at