daajis.com:- Xildhibaan Prof Zakariye Xaaji Maxamuud ayaa xildhibaanadii la fadhisay weydiisay cida uu kasoo jeedo xildhibaan Da’yar oo mikrafoonka kula dhagay.
Buuq iyo Fowdadii ka dhalatay kulankii gudiyada joogtada ahaa ee baarlamaanka ayaa keenay in isjiid jiid iyo gacan ka hadal uu dhaco.
Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka mid ah xildhibaanada dhalinyarada ah ayaa doonayay inuu hadlo, laakiin Prof Zakariye oo mikrafoonka haysta ayuu kula dhagay.
Kaamirooyinka ayaa qabtay Prof Zakariye oo dhahaya “Aaway Wiilkan cidiisii” ugu dambeyna xaalada ayaa meel xun gaartay…
HALKAN RIIX OO KA DAAWOFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:44 and have
, Published at