daajis.com:- Xildhibaan Dheeg oo ka mid ah Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa si adag ula Hadlay Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Dhexda Kaga Jiro Qas iyo Wareer Wali ka Taagan Wasaarada Cusub ee Dhowaan Loo Dhiibay.
Xildhibaan Dheeg ayaa ku Tilmaamay Wasiir Guri-barwaaqo Nin awood uusan Lahayn isticmaalaya isaga oo sheegay inuu Garan waayey Halka uu ka Keenay Awooda Wasiirku Sheeganayo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at