daajis.com:- Duqayn dhanka cirka ah ayaa dhacday magaalada Mekelle ee gobolka Tigray, halkaas oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan xoogaga TPLF.
Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee Itoobiya ayaa la sheegay inay Duqaynta ka fuliyeen dhawr Gobood’ oo katirsan mekelle.
Waxaa jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay duqeynta, waxaana xoogaga TPLF ay ku eedeeyeen Ciidamada Federaalka Itoobiya inay duqeynta la beegsadeen dad rayid ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:42 and have
, Published at