daajis.com:- Madaxweynahii hore ee Soomaliya Mudane Sheikh Sheikh ayaa dhawaan soo gaaray Dalka Turkiga magaalada Istanbul xili uu xalay soo gaaray Madaweynahaha Waqtiga ka dhamaaday Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyadoon la ogeyn u jeedka Safarka Sheikh Shariif
Madaxda Soomalida ayaa xarun u noqotay Dalka Turkiga halkaa oo lagu kar kariyo Siyaaaada Soomaliya
Safarka Sheikh Shariif ayaa shaki badan dhaliyey ka dib markii ay soo baxeen xulufa Siyaasadeed dhexmaray Farmaajo,Sheikh Shariif iyo Kheyre
Madxweynahii Hore ayaa hada dagay Hoteel ku yaalo magaalada Istanbul sida ay sheegay dad isaga ka ag dhow
Dhanka kale maal mahaan waxaa soo baxaayey qilaaf u dhaxeeyo Midoowga Musharaxiinta iyagoo laba Garab u kala jabay
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:45 and have
, Published at