daajis.com:- Qaar kamid ah siyaasiyiinta miisanka leh ee ka soo jeeda dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku baaqay in ay nabadda qaatan ciidamada ku dagaalamaya magaalada Boosaso.
Xubnaha baaqa soo saare oo ay ku jiraan mas’uuliyiin xilal kala duwan ka soo qabatay dowladda federaalka iyo maamulka Puntland ayaa taageray xabad joojinta ay codsadeen maamulka Puntland.
Siyaasoyiintaan oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda Boosaso ayaa sheegay in xabaddu aan xal marnaba noqon.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:24 and have
, Published at