daajis.com:- Afhayeenka xukuumada federalka Maxamed Ibraahim Nuur ayaa beeniyay qoraal baraha bulshada la soo dhigey taasoo lagu qoray in ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu xilka ka qaaday taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage.
Qoraalka ayaa waxaa ku qoran inay soo baxday maanta dikteetada xilka qaadista isla markaana si kumeel gaar ah loogu magacaabay taliyaha ciidamada xoogga dalka General Cabaas Amiin Cali.
Afhayeenka xukumada ayaa soo dhigey bartiisa qoraal kooban oo tilmaamay inay tahay warqada been abuur “Huf iyo Been”.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at