BREAKING: Qarax ka dhacay Boosaaso, & dhamashada

BREAKING: Qarax ka dhacay Boosaaso, & dhamashada

daajis.com:-Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in qarax sababay dhimasho iyo dhaawac, uu ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Boosaaso.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miino, waxaana goobta uu ka dhacay, oo aheyd maqaaxi ku sugnaa askar kamid ahaa ciidammada Puntland iyo dad shacab ah.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ku dhintay hal ruux, dhowr kalena ay ku dhaawacmeen.

Wixii kasoo kordha kala soco daajis







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada