Ciidamada Burkina Faso oo xiray madaxweynihii dalkaas.

Ciidamada Burkina Faso oo xiray madaxweynihii dalkaas.

daajis.com:- Qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa xaqiijiyay in ciidamaada dalka Burkina Faso xireen madaxweynihii dalkaas Roch Christian Kabore.

Diblomaasiyeen iyo mas’ulliyin amni ayaa REUTERS u sheegay in madaxweynaha lagu xiray xero ciidan.

Shalay iyo subaxnimadii manta oo isniin ah, waxaa ka dhacay meel u dhaw madaxtooyada dalkaas is rasaaseyn inkasta oo markii danbe dowladdu sheegtay inaysan jirin wax afgenbi ah.

Todobaadki hore, xukuumada dalka Burkina Faso ayaa sheegtay in la xiray dhowr askari oo lagu soo eedeyay inay afgnebi ka sameey rabeen dalka.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada