DAAWO: Guddoomiye Sanyare “Hal sano Al-Shabaab kama geysan dilal iyo qaraxyo Gaalkacyo”

DAAWO: Guddoomiye Sanyare “Hal sano Al-Shabaab kama geysan dilal iyo qaraxyo Gaalkacyo”

daajis.com:- Guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare), ayaa sheegay inay salka u dhigeen Amniga magaalada Gaalkacyo, ayna si weyn uga guuleysteen kooxada Argagixisada ah ee Al-Shabaab, muddo 13 sano ah dilal iyo qaraxyo ka geysanaysay Gaalkacyo.

Guddoomiye Sanyare ayaa xusay in sanad dhan aysan magaalada Gaalkacyo ka dhicin falalkii Argagixisadu ku beegsanaysay haldoorka gobalka, isagoo intaas ku daray in dadaal badan gelisay dowladdu, ciribtirka Al-Shabaab.

Waxaa uu sheegay in hadda ay Al-Shabaab u wareegtay isku dirka beelaha iyo ka ganacsiga maandooriyaha, iyadoo adeegsanaysa kooxo jiri ah, loogana baahan yahay bulshada gobalka Mudug inay garab istaagaan ciidanka Amniga, si loo soo afjaro.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada