Shil geystay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Somaliland

Shil geystay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Somaliland

daajis.com:- Shilkan oo ahaa mid Gaari ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay degaa  kuyaalla duleedka degaanka Wajaale dhinaca Somaliland ee Gobolka Gabiley.

Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii ay isku dhaceen Gaari noociisu yahau basaska yaryar ee rakaabka iyo gaariga degaannada Somaliland looga yaqaano Shaamboo ama Waaraadka.

Inta la xaqiijiyay shilka ayaa waxaa ku dhintay laba qofood halka hal ruux oo kalena uu ku dhaawacmay, kuwaas oo dhaawacooda la geeyay Isbitaalka degaanka Wajaale.

Shilalka Gaari oo geysta khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ayaa bilihii la soo dhaafay kusoo batay degaannada Somaliland.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada