Taliska Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab

Taliska Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab

daajis.com:- Taliska Qeybta 60aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kusoo bandhigey mid ka midd ah davaalamayaasha Al-Shabaab oo ay Gacanta kusoo dhigeen Ciidanka .

Daa’uud Cabdirashiid Xuseen oo Magaciisa Afgarashada uu yahay( Abdi kaafi ) oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa gacanta kusoodhigey Ciidanka Ururka 47-aad guutada 8aad ee Qeybta 60aad Xoogga dalka Soomaaliyeed, kadib  howlgallo ay ka wadeen Ciidanka tuulooyinka hoos yimaada Deeganka Deynuuney ee Goboka Baay .

Saraakiisha Ciidamada qeybta 60aad ayaa waxaa ay sheegeen in Cabdikaafi uu Al-Shabaab ku jirey mudso laba  sano ah una qaabilsanaa Amniyaadka, Sahanka iyo soo qabashada ka shaqeeya . isagoona ka qeyb qaatey Dagaalo dhowr ah oo ka dhacay deeganada Gobolka Mudug halkaasi oo Al-Shabaab uga biirey Markii hore.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada