Xildhibaankii koowaad ee golaha Shacabka ee deeganada oo Garowe lagu doortay

Xildhibaankii koowaad ee golaha Shacabka ee deeganada oo Garowe lagu doortay

daajis.com:- Cabdi Ibraahin Warsame Qowdhan ayaa loo doortey Xildhibaanka kursiga kursiga tirsigiisu yahey hop 196 ee Gollaha shacabka Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Qowdhan ayaa tartan uusan ka furneyn kursigiisa, waxaana la tartamay mid ka mid ah ilaaladiisa oo Malxiis ahan uga qeyb galay.

Cabdi Ibraahim Qowdhan ayaa hadda ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda maamulka Puntland.

Afar kursi ayaa hadda dhiman kuwaasoo qeyb ka ah doorashada maanta lagu balamay in Garowe lagu doorto.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada