DIGNIIN:- Halista Ciidamada Gariiga ee Jooga Xadka Turkiga iyo Tahriibayaasha oo si xun u galaan

DIGNIIN:- Halista Ciidamada Gariiga ee Jooga Xadka Turkiga iyo Tahriibayaasha oo si xun u galaan

daajis.com:- Sida aan ka soo xiganaay dhalinyaro tahriibayaal ah oo dhowr mar ka tahriibay Dalka Turkiga ee galay Gariiga nasiib xumo dib loo soo celiyey ayaa iga sheekeeyey sida Bini aadanimada ka baxsan ay kula dhaqmaan Ciidamada Ilaalada Xadka labada Dal

Maxamed ayaa ii sheegay in ay qabteen Ciidamada Gariiga iyagoo raxan Soomali iyo Ajnabi isugu jiraan ka dibna waa na baarteen Waxii Moobeel iyo lacag heysanay ayeey naga qaateen kadibna dharkay dhan ayeey naga bixiyeen iyadoo uu jira qaboow daran waxana na soo qaadeen waxayna nagu daadiyeen Xadka dhulka u dhaxeeyo Gariiga iyo Turkiga anagoo lugeyneyna qaboowga nahaayo la dhiman rabo ayaa waxaa na bad baadiyey ayuu yiri Maxamed Ciidamada Turkiga waxayna noo sameeyey Gar gaar deg deg ah waxayna nala soo gareen ayuu dhahyey Maxamed Kubeertayaal iyo agab kale

Waxa kale uu sheegay dhacdo kale oo Naxtin leh taa oo ah markii dhalinyaro Soomali ah gareen Dalka Gariiga ay qabteen Ilaalada Gariiga ka dibna markab weyn ku soo qaadeen markay xadka Turkiga u soo dhawadeen u buufiyeen Doomanka macmilka ah markay sareena xaasidnimo ka bajiyeen doontii Bacda aheyd halkaan kula qalamintay Doontii iyagoo biya Cabaayo soo bad baadiyeen Ciidamada Ilaalada Badda ee Dalka Turkiga








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada