Hogaamiyayaasha Islaamka aheeyn laakiin waxay u istaageen difaaca diinta Islaamka

Hogaamiyayaasha Islaamka aheeyn laakiin waxay u istaageen difaaca diinta Islaamka

daajis.com:- Madaxwaynihii hore ee Mareykanka Brack Obama ayaa intii uu xilka hayay waxaa uu si wayn uga soo horjeedsaday Islaam naceybka.

Waxaa uu difaaci jiray dadka Muslimiinta ah ee ku nool dalka Mareykanka isaga oo ka soo horjeeday in diintooda lagu cunsuriyeeyo.

Waxaa uu dadka Mareykanka ugu baaqa xilligaasi in Islaam naceybka lala dagaalamo.

"Muslimiinta Mareykanka waa saaxiibadeena iyo dariskeena, kuwa aan wada shaqeyno, geesiyaashayada isboortiga - iyo, haa, waa rag iyo dumar ku labisan dirayska ciidanka," ayuu yiri Obama.

Barack Obama





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada