Jadwalka qabashada Doorashada 13 kursi ee ka dhacaysa Baraawe oo la shaaciyay

Jadwalka qabashada Doorashada 13 kursi ee ka dhacaysa Baraawe oo la shaaciyay

daajis.com:- Guddiga Doorashooyinka Koofur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 13ka kursi ee ugu dambeeya kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooran doono magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in 14ka bishan iyo 15ka bishan oo ku beegan Arbacada iyo Khamiista soo socota la qaban doono doorashada 13 kursi ee ah kuwa ugu dambeeya ee lagu qabanayo magaalada Baraawe.


Doorashada Golaha Shacabka oo ay ka harsan tahay 14 cisho ayaa waxaa si xowli ah ay uga socotaa maamulka Koofurgalbeed halka maamulada Jubbaland iyo Puntland aysan ka dhicin wax doorasho ah toddobaadyadii la soo dhaafay.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada