daajis.com:- Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ee Soomaaliya ayaa yeeshay Kulam fogaan arag ah oo looga hadlay qodobo dhowr ah oo khuseeya xaaladda dalka iyo arrimaha doorashooyinka.
Kulankaan oo uu shir guddoominaayey R.wasaare Rooble ,waxaa ka qeybgalay madaxweynayaasha DSowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaga Gobolka Banaadir,iyadoo looga hadlay ajeendayaal ay ka mid ahaayeen xaaladda doorashada,Xal u helista caqabada jira ,soo gabagabeyta doorashada iyo abaaraha ba’an ee ka jira dalka.
Golaha wadatashiga dood iyo falanqeyn ka dib,waxa ay isku raaceen in 15 Maarso la soo gabagabeeyo doorashada Golaha Shacabka
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:21 and have
, Published at