daajis.com:- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta iyo hay’adaha samafalka ee dalkaas oo uu kala hadlay sidii gargaar deg deg ah loola soo gaari lahaa shacabka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay.
Madaxda hay’addaha gargaarka uu la kulmay Ra’isul Wasaare Rooble ayaa dhankooda sheegay in ay diyaar u yihiin in ay ka qeyb qaataan ololaha loogu gurmanayo walaalahooda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa abaarta saameesay.
Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa weil booqasho ku jooga wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta isagoo kulamo kala duwan la yeeshay madaxda Imaaraadka Carabta.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:15 and have
, Published at