daajis.com:- Xubnaha guddiga fulinta ee Xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya oo maalmihii lasoo dhaafay shir uga soco nayay magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in dowladda faderaalku ay aas-aastay guddiga wadahadalka xallinta dhibaatada Waqooyiga Itoobiya, kaas oo ka kooban 7 xubnood.
Maxamed C/raxmaan Gaataa ayaa warbixinan kasoo diray Jigjiga.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:55 and have
, Published at