daajis.com:- Dhowrkii sano ee la soo dhaafay waxaa aad waalac looga muujinayay warar soo baxayay oo sheegayay in dhalinyaro farabadan oo dowladdii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo tababarka ciidan ugu qaaday dalka Ereteriya ka qeyb galeen dagaalladii ka dhacday Itoobiya .
Hayeeshee dowladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreeysay beenisay in dhalinyarada tababarka ciidan loogu qaaday dalka Ereteriya inay ka qeyb galeen dagaalkii Itoobiya.
Waalidiin badan ayaa ka walaacsanaa in Carruurtooda tababarka ciiadn loogu qaaday ay ka qeyb galeen dagaalkii ka dhacay adlka itoobiya, waxaana guddi ka socda ay dhawaan la kulmeen madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh maxamuud.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:03 and have
, Published at