daajis.com:- Dibadbaxyaal careysan ayaa weli dhex degan qasriga madaxtooyada dalka Sri Lanka, iyagoo sheegay inaysan bixi doonin ilaa ay is-casilaan madaxda dalkaasi.
Dhinaca kale boqolaal qof oo kasoo horjeeda falkaas ayaa dibadbax ballaaran ka dhigay magaalada Melbourne ee dalka Australia.
Wariyaha VOA ee qaarada Australia iyo koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixinta Melbourne kasoo diray.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:08 and have
, Published at