daajis.com:- Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday inay diyaargarow ciidan sameeneyso marka la eego xaalada Ukraine ee Ruushka.
Sweden ayaa dhankeeda ka hadashey go’anka Norway iyo Xaalada Diyaargarow ee xiligan sameesay.
Wasiirka gaashaandhiga Sweden Pål Jonson (M) ayaa sheegay in si dhab ah u eegayaan xaalada amaanka sida Norway oo kale heerka diyaargarowga ay sameesay.
isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in Sweden aysan hada ku jirin Xaalad diyaargarow oo kor loogu qaado dhanka ciidanka.
Office Nairobi Kenya
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:38 and have
, Published at